Shiinaha oo Booliska Soomaaliyeed ku taageeray qalab loo adeegsado baarista
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto. Sulub Axmed Firin oo uu wehliyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/dhexe, Muxudiin Axmed Cusmaan ayaa maanta Safaarada Shiinaha kala...
Soomaaliya oo ku guuleystay koobka Shataranjiga Shaqsiyaadka qaaradda Afrika ee qeybta (U2000)
Madaxda iyo ciyaartoyda xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga iyo qaar kamida bahda ciyaaraha ayaa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay...
Wasiirka gaashaandhigga iyo saraakiil sare oo kormeeray deegaanadii dhowaan laga saaray Khawaarijta ee jubada...
Kismaayo: Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga JFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin Iyo Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad...
Wasiirka isgaarsiinta Soomaaliya oo Shiinaha uga qaybgalay madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ee Dhijitaalka
Beijing: Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xildhibaan Maxamed Aaden Macalin (Soomaali) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Beijin ee wadanka Shiinaha uga qeybgalay madasha iskaashiga...
Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda WFP
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay’adda Cuntada...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay madaxa hay’adda WHO Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho kula kulmay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi ay kamid yihiin Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada...
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad
Waxaa maalintii labaad galay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo sidii loo heli lahaa Soomaali mid...
Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Iskaashatada ayaa...
Madaxweynaha JFS: Dowladdu waxa ay mas’uul ka tahay ilaalinta jiritaanka dadka iyo dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka sheegay in qabashada shirkan,...










