Wararka

Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlayay u adkaysiga cimillada

0
Addis Ababa-(Wargeyska Dalka)- Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir muhiim ah oo lagu qabtay Caasimada Dalka Itoobiya ee Addis Ababa, kaas oo uu soo...

Duqa Muqdisho iyo Culimaa’udiinka oo ka wada hadlay wacyigelinta bulshada

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Culimada Soomaaliyeed,...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlayay u adkaysiga cimillada iyo cunto soosaarka waara...

0
Addis Ababa- Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir muhiim ah oo lagu qabtay Caasimada Dalka Itoobiya ee Addis Ababa, kaas oo uu soo qaban...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si maamuus sare leh loogu soo dhaweeyey Aljeeriya

0
Aljeris: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa galabta gaaray Caasimadda dalka Aljeeriya ee...

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka oo kormeertay safaaradda Soomaaliya ee Pakistaan

0
Islamapad: Guddomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin  Samatar iyo Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Pakistan...

Duqa Muqdisho oo qaabilay taliyaha hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Jen Marco Manzone

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarunta Dowladda hoose ee Muqdisho ku qaabilay wefdi uu...

Golaha Shacabka oo ansixiyay qaraar ku saabsan in 14-ka October loo aqoonsado Maalin Qaran

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa guddoomiyey kalfadhiga 7-aad kulankiisa 13-aad, kaasoo ku...

Cabdinaasir Axmed Bashiir oo loo magacaabay Afhayeenka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Cabdinaasir Axmed Bashiir u magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ahna Afhayeenka xafiiska Ra’iisul...

BFS oo ansixiyey Hindse Sharciyeedka dib-u-eegista sharciga la dagaallanka burcad badeedda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindse Sharciyeedka dib-u-eegista sharciga la dagaallanka burcad badeedda iyo ka hortagga afduubka ee...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

0
Jowhar(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya, oo meertadan lagu qabtay...