Isrel oo diidday baaqyada caalamiga ee xabbad-joojinta iyo duqeymo weli ku socda Lubnaan
Israa’iil ayaa diiday baaqyada caalamiga ah ee xabbad-joojinta Lubnaan,iyadoo sii wadda ololaha duqaynta oo ay ku dhinteen in ka badan 700 oo qof gudaha...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxyooyada kula kulmay qaar kamid ah dhallinyarada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ee caasimadda kulan gaar ah kula yeeshay qaar ka mid ah hoggaamiyaasha...
R/wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la qaatay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda...
Saraakiil loo soo xiray tababar ku saabsan Isgaarsiinta
Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka iyo Booliiska ayaa maanta loo soo xiray tababar soconayay muddo 45 cisho ah kaasi oo ay...
Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku adkeeyay shacabka muhiimada midnimada iyo wadajirka, isagoo xusay sida ay dowladda uga go’an tahay fulinta...
Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay...
Wasiirka Diinta oo kormeeray guddiga adeegga Xajka
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta kormeeray guddiga adeegga Xajka 1446 HJ ee 2025, isagoo ka dhageystay...
Ciidamo ka tirsan CXDS oo tababar ku saabsan isticmaalka qalabka isgaarsiinta loo soo xiray
Kismaayo:- Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka, qeybta 43-aad, ayaa maanta loo soo xiray tababar ku saabsan isticmaalka qalabka isgaarsiinta, kaas oo socday muddo...
Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
Sebtember 5, 2024, Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, wuxuu khudbad kaga hadlay furitaanka Foorumka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee Beijing, isagoo ugu yeedhay mid si...
Wasiirka Deegaanka oo ka qayb gashay shir caalami ah oo looga hadlayo isbeddelka cimilada
New York: Shir heerkisu sareeyo oo looga hadlayay qaxootiga u barakacay isbedelka cimilada ayaa maanta ka dhacay magaalada New York, iyadoo ay ka soo...










