Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Cabdulqaadir Cilmi ( Cabdul) ayaa Kulan la qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah.
Kulanka...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xubno Sare oo Khawaarijta ka Tirsan Codsiyo u soo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij Waaweyn ay si toos ah ula soo Xiriirayaan Dowladda,...
Gudddoonka BJFS oo soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira joojinta Fadhiyada Guud...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray Go’aanno Rasmi ah oo la xiriira...
Ciidanka XDS oo Howlgal nadiifin ah ka wada Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Degaanka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo nadiifin ah ka fuliyay Dhulka Howdka ah ee Waqooyiga Deegaanka Jabad-Godane, oo ka...
Qaabilaadihii Dublumaasiyiinta iyo Difaaca Qaranka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Toddobaadkii lasoo dhaafay qaabilay Wufuud iyo Diblumaasiyiin Sarsare oo ka socda qaar...
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xiray Dhalinyaro ku Eedeysan qalqal-gelin Amni
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay Kicin Dadweyne iyo qalqal-gelin...
Horjoogaal Khawaarijta ka tirsan oo lagu khaarijiyay howlgal laga fuliyay Gobolka Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta.
Taliyaha Ururka 8-aad...
Yaaqshiid oo u gudubtay wareega labaad ee Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.
Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Boosaaso...
Howlgalka Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deeegaano muhiim ah
Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka.
Khawaarijta ayaa howlgalkan looga saaray in...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
New Delhi:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Abdisalam Ali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka xiritaanka Shirka Hindiya–Carabta oo socday muddo...










