Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Hans Lundquist,
Labada mas’uul ayaa...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiisyo Is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiisyo Is-afgarad ah oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada...
Soomaaliya oo yeelanaysa xarun cusub oo lagu uruuriyo xogaha badda
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Sarreeye Guuto, Admiral Cabdiwahaab Cabdullaahi iyo khubaro ka socota Italian Hydrographic Institute (IIM) ayaa si rasmi ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarumo iyo warshado ku yaalla dalka Aljeeriya
Aljeris- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali , ayaa ubax dhigay Taallada...
Shir ku saabsan maaraynta hubka oo Muqdisho lagu qabtay
Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda maareynta hubka iyo Rasaasta, kaas oo la qabto labo jeer sannadkii, Kulankan ayaa diiradda...
Wasiirka duulista hawada oo qaabilay danjiraha Shiinaha
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada dowladda FS Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Shiinaha, wafdigaas oo uu...
Hantidhowraha Qaranka oo qaabilay madax ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay
Hantidhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay masuuliyiin ka socday hay’adaha UNODC iyo UNDP. Kulanka waxaa...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫r𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐲𝐚𝐝𝐚
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirrada Dastuurka Dowlad...
Dekedda Muqdisho oo uu ka socdo mashruuca dhismaha casriga ah
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay injineerrada fulinaya mashruuca dhismaha casriga ah ee laga...
Wasiir Al-caddaala oo qaabilay Xoghayaha Fulinta ee Guddiga Af-Sawaaxiliga Bariga Afrika
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ku-simaha Wasiirka, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...










