Wararka

Kulan la tashi ah oo la xiriiray hindisaha xeerarka ururada iyo xisbiyadda oo Muqdisho...

0
Qaar kamiid ah ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xisbiyada   iyo khuburo cilmi baarayaal ah ayaa kaqeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada iyo sida dalka ay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya...

Boqorka Cumaan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee dalkaas

0
-Boqorka Saldanada Dalka Cumaan Suldaan Haitham bin Tariq Al Said ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doona...

Taliyaha Booliska oo kulan looga hadlay dardar galinta Amniga la qaatay Taliyaasha saldhigyada

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir degdeg ah la yeeshay dhammaan taliyeyaasha saldhigyada iyo qeybaha gobolka Banaadir, kaas oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo Shir-weynaha COP29 kaga Hadlay Saameynta La Niña

0
Bako:- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 ee ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la yeeshay wafdi uu horkacayrey Denjiraha Finland ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Ingiriiska

0
London:-  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaaladda London ee...

Saraakiil Sare oo loo soo gabagabeeyay tababar ay qaban qaabisay Safaaradda Mareykanka

0
Saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Muqdisho loogu soo gabagabeeyay tababar aqoon-kororsi oo ku saabsan hufnaanta...

Wasiirka Deegaanka oo Saxiixday Heshiis Iskaashi oo lagu taageerayo bulshooyinka u nugul deegaanka

0
Bako-: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Amb Khadija Al-Makhzoumi, ayaa heshiis la saxiixatay hay’adda Global Center for Climate Mobility. Heshiiskan ayaa ah tallaabo muhiim...

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay safiirka Malaysia ee Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha dibidda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Malaysia ee dalalka...