Wararka

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo loo doortay Guddoomiyaha golaha sharci dejinta Baarlamaanada EAC

0
Kampala:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Algiers kulan miradhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Algeria Cabdulmajiid Tabuun. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta...

Bandhigga Todobaadka Nabadda oo lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo

0
Qaar kamid ah maamulka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo  Puntland iyo xubno kale oo ka socday ururada bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey xiritaanka...

Soomaaliya iyo Congo oo ka wadahadlay qodobbo ku saabsan xiriirka 2-da dal

0
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa magaalada Kinshasa ee caasimadda Dalka Congo kula kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Congo ahna Wasiirka...

Madaxweynaha JFS oo kulan muhiim ah la qaatay maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Aljeria.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo uu kamid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan...

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha XFS oo maanta dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddooyinka Dekedda Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddooyinka Dekedda Magaalada Muqdisho, kaas oo qeyb...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey Amniga Doorashooyinka

0
Taliyah Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabullaahi oo uu wehliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa shir Gudoomiyey kullan...

Guddoomiyaha golaha shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala

0
Kampala:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaaladda Kampala...

Golaha Shacabka oo xilka u dhaariyay Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Qoyska

0
Guddoomiye kuxiyeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Hans Lundquist, Labada mas’uul ayaa...