Israel oo duqeysay Lubnaan iyo Xisbullah oo gantaallo ku weerartay xarummo ciidan
Ugu yaraan 492 qof oo ay ku jiraan 35 carruur ah ayaa lagu dilay weerarro aan kala joogsi lahayn oo Israa’iil ay ku qaadday...
Wasiir Fiqi oo New York kula kulmay dhiggiisa Dalalka Masar iyo Eritrea
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada New York kulan kula qaatay Wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Masar...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo New York kula kulmay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay
New York- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay,...
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
New York- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Amiirka leh...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay safiirka Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Karin Johansson, waxaana ay ka wada...
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay wasiirka saadka iyo ganacsiga gudaha
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta booqasho ugu tagay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay 6-safiir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo...
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktas iyo wafdi uu...
Wasiirka Difaaca” Soomaaliya way ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ka gudubtey marxaladii la dhihi jirey cidaad la macaamileyso waa...
Wasiiro ka tirsan XFS oo kormeeray isbitallada ay maamusho dowladda Soomaaliya
Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa horray xubo Wasiiro ah ugu xilsaartey ilaalinta iyo kor joogteynta ka warqabka isbitaallada ay dowladdu maamusho, iyadoo laga...










