Wararka

Soomaaliya iyo Jabuuti oo maalintii Afaraad ka shiraya arrimaha Awqaafta iyo Diiwaanka Sakada

0
Djibouti-(Wargeyska Dalka)-Waxaa maalintii 4aad Magaalada Jabuuti ka socda shir Aqoon isweydaarsi ah oo ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta,...

Guddoomiyaha Hay’adda Daryeelka Bulshada oo Dubai kaga qeybgalaya shirka luuqadda carabiga

0
Dubai-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Daryeelka Bulshada Mareykanka ee Alfurqaan Ustaad, Maxamuud Sheekh Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya shirka Caalamiga luuqadda Carabiga ee...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Ciraaq

0
Baghdad-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaamanayo oo safar shaqo ugu baxay Dalka Ciraaq ayaa waxaa soo...

Guddoomiyaha SODMA oo ka hadlay qorshaha yaraynta khataraha musiibooyinka iyo dhisidda bulsho leh adkaysi

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Cabdulle ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaanka u tahay in la laba-jibbaaro dadaallada ku aaddan yaraynta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo furay Shirweynaha 2-aad ee u-adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha 2-aad ee u-adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya,...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada gaadiidka iyo duulista hawada

0
Riyadh-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo safar shaqo ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa kulan miro-dhal ah...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanka Adduunka

0
Geneva-Switzerland-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow iyo wafdi Xildhibaanno labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ah ayaa magaaladda Geneva...

Taliyaha ciidanka Dhulka oo shir caalami ah uga qaybgalay Rwanda

0
Kigali: Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha ciidamada dhulka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray qaar ka mid ah hay’adaha dowladda

0
R’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac oo ku guda jira kormeer lagu hubinayo shaqada xukuumadda, ayaa maanta kormeeray Wasaaradaha...

Tababar sare oo bahda Cadaaladda uga furmay Nairobi

0
Tababarkan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu yahay in la xoojiyo hoggaan wax-ku-ool ah oo...