Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay dhiggiisa Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka...

Danjire Fatxudiin Cali oo waraaqihiisa aqoonsiga Danjirinimo u gudbiyay Madaxweynaha Azerbaijan

0
Bako: Danjire Fatxudiin Cali ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Danjirinimo si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha dalka Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev. Labada dhinac ayaa ka wada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Finland

0
Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayey Suldaan Said Ahmed oo Dowladda Finland u qaabilsan Arimaha...

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka

0
Awdiinle:- Taliye ku xigeenka Ururka 45-aad ee Guutada 8-aad Qeybta 60-aad, X/Liibaan Cali Maxamed Ahmed Nuur (Cali Jiirey), ayaa xaqiijiyay in Abdi Ali Aadan,...

Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA)

0
Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo weheliya Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u si xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ka socday magaalada Muqdisho. 2- War Murtiyeed laga soo saarey...

Saraakiil ka socda Mareykanka oo booqday Taliska Ilaalada Xeebaha Soomaaliyeed

0
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Bashiir Cabdiqaasim, ayaa maanta xarunta Taliska ku soo dhaweeyay saraakiil ka socotay Dowladda Mareykanka. Kulanka ayaa labada...

Go’aanka Golaha Ammaanka ee lagu afjarayo UNSOM waa tallaabbo muhiim ah oo horay loo...

0
Go’aankii dhawaan ay ku dhawaaqeen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo lagu soo gabagabeeyay hawlgalkii UNSOM, waa tallaabo muhiim ah oo taariikhi ah oo...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta oo dhambaal hambalyo ah u soo diray Guddoomiyaha Aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxaa xafiiskiisa soo gaartay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid Guddoomiyaha Baarlamaanka...

Isra’el oo Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

0
Duqeymaha cirka ee Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa dad rayid ah oo...