Wasiirka deegaanka oo Azerbaijan uga qayb galaysa shir ku saabsan isbadalka cimilada
Baku: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Almakhsuumi ayaa ka qeybgashay kulan heer sare ah oo lagu qayb ka ah...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay ururka haweenka Qaranka
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.
Taliyaha ayaa haweenka ku bogaadiyay kaalinta ay ka qaataan...
Baarlamaanka oo ansixiyay habraaca uu ku shaqeyn doono Guddiga KMG ee u xilsaaran diyaarinta...
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa,ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa, Hindise Sharciyeedka Ururrada iyo...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS oo ka qeyb gashay furitaanka shirka #COP29.
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, oo ka qeybgashay furitaanka shirka #COP29.
Wasiirka ayaa hoggaamineysa wafdi ballaaran oo Soomaaliya uga qeybgalaya shirka #COP29 ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan laba-geesood ah kula yeeshay Riyadh Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...
Riyadh:-Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan laba-geesood ah kula yeeshay Riyadh Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suudaan, Safiir Cali Yuusuf Al...
Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyay Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Baay
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta KGS ee degmada QasaxdheereΒ ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulada Weel-manaas oo 15km u jirta degmada Qansaxdheere ku diley...
Kulanka la tashiga dadweynaha ee wax-kabedelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka oo ka...
ππππ¬ππππ§π¨π¨π:-Kulanakaan oo ay sida wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka Islaamka
Riyaad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan...
Golaha Wasiirada oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay sarreeye Gaas Odowaa
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Ciidanka Xoogga oo 8 dhagar qabe ku dilay Masagaway
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jab xooggan gaarsiiyey kooxda khawaarijta oo maanta isku dayday in ay weerar ka geysato Masagaway,Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Abuukar...










