Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xiisaabxirka miisaaniyadda sanadkii 2023, waxaana ogolaatay 167-Xildhibaan ,sedax xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay...
Israa’iil oo weerartay bartilmaameedyo ku yaalla Dalka Iran
Ciidamada Israa’iil ayaa weerarro ku qaaday bartilmaameedyo militari oo ku yaalla dalka Iran, iyagoo ka jawaabaya waxa ay ku sheegeen weerarro bilo ah oo...
Saraakiil ka tirsan SoDMA oo aqoon is weeydaarsi ugu soo gabagaboobay China
Khubarro iyo Saraakiil ka Socda Hey’adda SoDMA ayaa safar aqoon is weeydaarsi iyo tababar ugu soo gabagaboobay dalka Shiinaha.
Tababarka aya lagu baranayey maareynta qataraha...
Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka oo si wayn loogu Minneapolis
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Amb. Dahir Hassan Carab, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, halkaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Maanta waa maalin kale oo caalamku arkayo in la maal-gashan karo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Waxaan maanta si dhab ah u billownay sahankii iyo geedigii lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku dhawaaqay in aan si dhab ah u billownay sahankii iyo geeddigii...
Wasiirka Batroolka XFS oo ka hadlay marxaladihii kala duwan uu soo maray qorshaha sahminta...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirasaaq Cumar Maxamed, ayaa maanta ka warbixiyay marxaladaha kala duwan ee uu soo maray qorshaha sahminta shidaalka, isaga oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka ORUC REIS oo baaris ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay Dekedda Muqdisho oo lagu soo dhaweynayay Markabka ORUC REIS, kaas...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay Howlgalinta Markabka Sahminta Shidaalka Oruç Reis
Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, taas oo loo sameeyay howlgalinta markabka...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhiirigelin ugu tagay ciidamada howgalka ka wada wadada isku-xirto Balcad iyo...
Jowhar: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay deegaanka Mukay-dheere oo ay ku sugan yihiin saraakiisha hoggaamineyso howgalka Ciidamada Dowladda...










