Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 – 2029), oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo dhaweeyay wafdiga ururka mideynta Community Services

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda wafdi ka socda ururka Mideynta Community...

Guddoomiye Madaale oo daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Shirweynaha 5-aad ee Hogaanka iyo Hal-abuurka dhalinyarada, kaasi oo loogu...

Itoobiya oo hamigeedii Badda soo gaabtay (WARBIXIN)

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa waxay qaadday tallaabo adag, si ay u ilaaliso danaha guud ee Qaranka oo ay u...

Madaxweynaha JFS oo labada aqal ee Baarlamaanka ka codsaday kulan gaar ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa kulan casho sharaf ah la qaatay Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Wasiirka amniga oo ka qaybgalay bandhigga caalamiga ah ee Milipol Qatar

0
Doha: Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo magaalada Dooxa ee dalka Qatar kaga qaybgalay daah-furka daabacaadda 15-aad ee Bandhigga Milipol Qatar, oo ah dhacdo heer...

Diblomaasi Ethiopian ah oo Muqdisho laga cayriyey

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya waxay qaadday tallaabo adag si ay u ilaaliso danaha qaranka oo ay u adkayso heerarka diblumaasiyadeed...

Soomaaliya Imaaraatka Carabta oo gaaray heshiis ku saabsan horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya

0
Abu Dhabi: Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixatay shirkadda Dekadaha ee Abu Dhabi PORTS Group,...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhigiisa Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

Hawlgallo lagu naafeeuey Khawaarijta oo gobollada dalka ka dhacay

0
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Sheekh Abuukar Maxamed oo ka warbixiyey hawlgallada dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo khasaaraha lagu gaarsiiyey ayaa sheegay in degaanka...