Wararka

Isra’el oo Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan boqol ruux

0
Duqeymaha cirka ee Israaโ€™iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa dad rayid ah oo...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii hore ee Gobolka...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diintaย  Xukuumadaย  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhaar Roobow Cali ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy dhamaan qoyska, ehelka...

Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo bilowday hirgalintiisa Nidaamka Mideysan ee Dad dhigista Fadaraalka Soomaaliya

0
Gaalkacyo โ€“ Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si rasmi ah uga daah furay Nidaamka Mideysan ee dad dhigista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Nidaamka Dad...

Madaxweynaha JFS oo soo xiray kulan Cilmiyeedka xarunta Cilmi-baarista

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid, kaas oo sanadkan...

Xerada cusub ee ciidanka la dagaallanka argagixisada oo la dhagax dhigay

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta dhagax dhigay xerada cusub ee Ciidanka La dagaallanka Argagixisada ee Galeyr ee Booliska...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo shir uga qeybgalay Zimbabwe

0
Harare- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS, Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa ka qeybgalay Shirweynaha 7-aad ee Maxkamadaha Dastuuriga Afrika oo ka dhacaya magaalada Victoria...

Wasiiru dowlaha Difaaca oo Safiirka Turkiga kala wareegay Doomo loogu talagalay Ciidanka Badda

0
Munaasabad Kooban oo ka dhacday Dakadda magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen wasiiru Dowlaha Gaandhigiga, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka, taliye ku xigeenka CXD,...

Madaxweynaha JFS oo Soo Xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Shiweynaha 5-aad ee Hoggaaminta iyo Hal-abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed, kaasi oo muddo labo maalmood...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo lagu Soo dhaweeyay Xarunta Golaha Aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti, Mudane Dilayta Maxamed Dilayta, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay xarunta Golaha Aqalka Sare. Isagoo ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay, islamarkaana...