Wararka

Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo diyaarad lagu keenay magaalada Muqdisho

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka soo dejisay cutubyo ka tirsan ciidamada Jubbaland. Ciidamadan ayaa loo sameyn doonaa diiwaan-gelin rasmi ah, waxaana la siin...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo u dabaal degtay Sannad-Guuradii 25aad ee EAC

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u dabaal degtay Munaasabada sanadguurada 25-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ururka Bulshada Bariga Afrika, munaasabada...

Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Gaalkacyo

0
Gaalkacyo:- Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed, mudane Cabdulqaadir Maxamuud Aadan, ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo si ay u fuliyaan olole wacyigelin ah oo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Arusha ee dalka Tanzania kaga qeybgaley Shir Madaxeedka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC. 2-Madaxweyne Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh & wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay dalka tanzania.

0
Arusha- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay Xuska 25-guurada Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC)

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi oo uu weheliyo Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyas Ali Hassan ayaa...

W/Dowlaha Arrimaha Gudaha XFS “Sharciga doorashooyinka iyo wax ka baddalka qodobada dastuurka waa kuwo...

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Federaalka ay dadaal badan ku...

Isra’el oo saacadihii u dambeeyay Gaza ku dishay 42 ruux

0
Ilaha caafimaadka ee Gaza ayaa soo sheegaya in ugu yaraan 42 qof lagu dilay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay marinka Qaza iyadoo duqeymaha ay...

Inta badan Ciidanka Jubbaland oo ku biiray howlgallada dowladda ee ka socda Jubbooyinka

0
Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa intooda badan si rasmi ah ugu biiray hawlgallada Ciidamada Qalabka Sida ee lagula dagaalamayo kooxaha Khawaarijta ee ku sugan degaanada...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo yeeshay Guddoomiye KMG ah

0
Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha oo ku kulmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa yeeshay Guddoomiyaha ku meel-gaar ah ee Guddiga. Marwo...