Soomaaliya oo 54 Sano ka dib xubin ka noqotey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
New York) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xubin aan joogto ahayn kaga mid noqotey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib muddo 54 sano ah.
Xubinnimadan...
Xubannimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo si rasmi ah u bilaabtay
Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 54 Sano ka dib, iyadoo horay loogu doortay kursiga xubin aan...
Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaad beeleedyada
Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee XFS ayaa baaq nabadeed oo ay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo booqday Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee Galmudug
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo dhiirraglinaya dedaallada wadajirka ee Arrimaha Xasilinta gaar ahaan adeegga caafimaadka deegaannada laga...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kula yeeshay Haweenka Ololaha Hooyo u hiilli Qaranka kulan looga hadlay kaalinta...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakisay Wax-ka-beddelka Xogta Baasaboorka si Ku-meel-gaar ah
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo seddex bilood ah, oo ka bilaabanaysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025, si...
Bilowga sanadka cusub Israel oo Gaza ku dishay 17 ruux
Duqeymaha aan kala joogsiga lahayn ee Israel ay ka waddo Gaza ayaa sii socda,iyadoo manta oo ah kowda bisha Janaayo ee sanadka cusub, la...
Madaxweynaha Galmudug oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Fanaanadda Luul Jeylaani
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ay ka...
Taliye Odawaa oo kormeer ku maraya furimaha dagaalka Khawaarijta
Ceeldheer: Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer uu ugu kuurgelayo xaaladooda ugu tagay Ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada dadka degaanka...










