Wararka

Fatahaada Webiga Shabeelle oo sababay khasaare

0
Webiga Shabeelle ayaa sameeyey fatahaad deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan,webiga ayaa ku fatahay dhul beereed balaadhan waxa sidoo kale biyuhu galeen qaybo ka mid...

Denmarka oo $17 Malyan ka cafisay Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Hey’adda Lacagta Adduunka IMF iyo Baanka Adduunka ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyay deyn dhan 4.5 bilyan oo doolarka Mareykanka ah, waxaana isa...

Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards

0
Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...

Soomaaliya ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee glotel awards

0
Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur  iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Cevdet Yılmaz ayaa magaalada...

Wasaradda Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah ayaa sheegay in qalabkaan uu qeyb...

Mas’uuliyiinta Dowladda oo boogaadiyay daaweyn iyo qalliin xagga indhaha ah oo ka socda Muqdisho

0
Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa maanta booqasho howled ku tagay Cisbitaalka Banaadir oo ay ka socdaan olole looga talagalay  daaweynta iyo qalliinka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Macallinka oo ku began 21-ka November. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay...

Danjire Ilyaas Cali Xasan oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay madaxda Tanzania

0
Safiirka cusub ee Soomaaliya Ilyaas Cali Xasan ayaa nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaran ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka...

Guddiga Adeegga Bulshada ee Baarlamaanka oo qabtay kulan la xiriiray arrimaha gargaarka

0
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BFS ayaa Muqdisho ku qabtay kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsanaa ka warqabka iyo habsami ula...