Wasiirka Amniga XFS iyo mas’uuliyiin kale oo kormeerey dugsiga tababarka Ciidamada ee degmada Garbahaarey
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...
‘Hindisahaan waa Rajada iyo Hiigsiga Soomaalida’ (WARBIXIN)
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan daah-furay ‘Hindisaha Muqdishada cusub’, kaasi oo isugu jira dhismaha Garoon diyaaradeed casri ah, Dekad caalami ah...
Madaxweynaha JFS oo Ganacsatada ku Bogaadiyay sida ay uga go’antahay hirgalinta Mashruuca Muqdishada Cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa casho sharaf la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u doonayaan hirgelinta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Algeria
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu...
Wasiirka Howlaha Guud XFS “Qorshaha dib u dhiska waddooyinka iyo casriyeynta magaalada meel fiican...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS Dr Cilmi Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wadanku uu ka soo kabsananaayo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar...
Wakiilada Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo booqday Jaamacadda Umadda
Wafdi ka socday Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo maalmahaan qayb ka ahaa Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, ayaa...
Hey’adda MSF oo warbixin cusub ka soo saartay dagaalka Gaza
Warbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad oo muujinaya in ciidanka...
Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee 20-ka Disembar
20-ka disember waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xaflad uga qeybgalay Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlad...










