Soomaaliya iyo Ciraaq oo heshiis iskaashi amni ku kala saxiixday magaalada Baqdaad
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdul-Amiir Al-Shamari, ayaa magaalada Baqdaad...
Ciidamada Xoogga Dalka oo fuliyay howlgal ka dhan ah Khawaarijta
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Koofur Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka magaalada Baraawe, meel qiyaastii 40km...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐จ๐จ d๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ฃ๐ข๐ ๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ ๐๐๐ฑ๐ง๐๐๐ง๐จ
Raโiisul Wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo daahfuray wajiga labaad ee mashruuca Baxnaano ee daryeelka...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Dhammeystiray labo Diiwaan oo muhiim ah
Xafiiska Hantidhowrka Guud e JFS ayaa si rasmi ah u dhammeystiray laba dukumiinti oo aas aas u ah horumarinta maamulka shaqaalaha ee XHGS oo...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY MEERTADA 34-AAD EE JAAMACADDA CARABTA
Baqdaad:- ย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ku qabsoomay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku soo dhoweeyay taliye ku-xigeenka Ciidanka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si diirran ugu soo...
Wasiirka arrimaha guddaha XFS oo si rasmi ah u furay Kulank Sanadeedka Guddiga
-Guddoomiyaha Guddiga Hagidda Dad dhigista iyo Tarakoobka Xaaladaha Madaniga ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si...
Madaxweynaha JFS oo maanta Baqdaad uga qeyb-gali doona meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq kaga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, kuna beegan 82 guuradii aasaaskii Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baqdaad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34aad...