Wararka

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga Hiigsiga Qarnijirka 2060

0
Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka...

Gudigga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay haweenka Soomaaliyeed

0
Gudigga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha oo kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa diirrada lagu saaray sidii Haweenku...

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada

0
Kampala: Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare oo goobjoog ka ahayd ciyaarta dhexmartay xulka Qarankeena iyo dhiggooda Uganda ayaa markii ay...

In ka badan 100 muwaadin oo qaxoti ku ahaa Yeman oo dalka lagu soo...

0
Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweysay 109 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaas...

Madaxweynaha Pakistan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya

0
Islamabad: Madaxweynaha dalka Pakistan mudane Asif Cali Zardari ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalkeenna Soomaaliya ku matalidoona dalka Pakistan Danjire...

Hay’adda duulista rayidka oo baaritaan ku haysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo

0
Hay’adda duulista rayidka ayaa sheegtay in fal xadgudub ki ah sharciyada duulista rayidka oo shalay ka dhacay Kismaayo uu maanta keenay in diyaaradihii aadi...

Wasiiru Dowlaha arrimaha dibadda XFS oo Adis-ababa kula kulmay dhiggiisa Itoobiya

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta kulan laba geesood ah la yeeshay...

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka oo la kulmay culumaa’udiinka Soomaaliyeed

0
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay culumaa’udiinka Soomaaliyeed, iyagoo kala hadlay doorka kaga aaddan arrimaha...

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS maanta martigelisay kulan la xiriira wacygelinta doorashooyinka

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta martigelisay kulan la xiriira wacygelinta doorashooyinka iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka...

Qurba joogta Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay fursadda loo siiyay in ay aragtidooda ku biiriyaan...

0
Hay’adaha u xil saaran Dastuurka ee kala ah, wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka, Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga la...