Wararka

Taliyaha Boliiska oo qaabilay Saraakiil soo dhameystay waxbarashada heerka labaad

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Saraakiil kasoo qalin jabiyey waxbarashada heerka labaad (Master Degree) oo...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo shir guddoomiyay kulan gaar ah oo la xariira horumarinta dib udhiska

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo la xariira horumarinta dib udhiska Caasimadda...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga Hiigsiga Qarnijirka 2060

0
Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka...

Gudigga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay haweenka Soomaaliyeed

0
Gudigga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha oo kulan wadatashi ah la yeeshay Haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa diirrada lagu saaray sidii Haweenku...

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada

0
Kampala: Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare oo goobjoog ka ahayd ciyaarta dhexmartay xulka Qarankeena iyo dhiggooda Uganda ayaa markii ay...

In ka badan 100 muwaadin oo qaxoti ku ahaa Yeman oo dalka lagu soo...

0
Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweysay 109 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah kuwaas...

Madaxweynaha Pakistan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya

0
Islamabad: Madaxweynaha dalka Pakistan mudane Asif Cali Zardari ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalkeenna Soomaaliya ku matalidoona dalka Pakistan Danjire...

Hay’adda duulista rayidka oo baaritaan ku haysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo

0
Hay’adda duulista rayidka ayaa sheegtay in fal xadgudub ki ah sharciyada duulista rayidka oo shalay ka dhacay Kismaayo uu maanta keenay in diyaaradihii aadi...

Wasiiru Dowlaha arrimaha dibadda XFS oo Adis-ababa kula kulmay dhiggiisa Itoobiya

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta kulan laba geesood ah la yeeshay...

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka oo la kulmay culumaa’udiinka Soomaaliyeed

0
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay culumaa’udiinka Soomaaliyeed, iyagoo kala hadlay doorka kaga aaddan arrimaha...