Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti
Jabuuti: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Labada Madaxweyne oo...
Wadatashi ku saabsan Diyaarinta Qorshe Howleedka 2025 ee Hay’adaha Dowladda oo ka furmay Muqdisho
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta ku qabatay xarunta dhexe shir wadatashi ah oo lagu diyaarinayo Qorshe Howleedka Sanadlaha ee 2025 ee...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo kormeer Shaqo ku tagay xarunta ay ku howlgalaan Hoggaanka Gaadiidka
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey Xarunta Gaadiidka oo xarumo ay ku howlgalaan u ah Hoggaanka...
Wasiirka Amniga oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Cismaan (Fartaag), ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar...
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Amiir iyo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed?
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan looga hadlayay wada-shaqeynta la qaatay taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo guddoomiyaha...
Mas’uuliyiin iyo odayaal dhaqameed lala xiriirinayo Dhacdadii Ceelbaraf oo la soo xiray
Wixii ka dambeeyay dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday deegaanno hoostaga degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa isa soo tarayay howlgallo si...
Safiirka JFS ee dalka Turkiga oo xaal-wareysi ugu tegay ardayda wax ka barata magaalada...
Mersin:- Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Danjire Fatxudiin Cali Maxamed oo booqasho ku tagay magaalada Mersin ee dalka Turkiga ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Kormeeray qaar kamid ah Wasaaradaha iyo Hey’adaha Dowladda
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Caafimaadka, Tamarta iyo Biyaha, iyo Hey’adda Diiwaangelinta...
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka...
Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha dalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa baaq nabadeed kasoo saartay colaadaha iyo beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ka...










