Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar, kadib soo-jeedintii Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo...
Trump oo wadahadallo dhanka canshuuraha ah la leh Canada iyo Mexico
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in maanta uu la hadli doono dhiggiisa Mexico iyo Canada, maalin ka dib markii uu ku dhawaaqay in...
Dab khasaare hantiyeed geystay oo xalay ka kacay suuq ku yaala Hargeysa
Hargeysa:-Dab xoogan oo ka kacay suuqa Idaacadda ee sinta bari ku haya Radio Hargeysa ayay ciidamada dabdamisku la tacaalayeen tan iyo xalay, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in Duqeyntii ka dhacday puntland lagu dilay xubno badan oo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeymaha ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari.
Wasiirka...
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi ka socda Dowladda...
Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo dhaggax dhigay mashruuc Ganacsi oo casri ah
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhiggay Mashruuc weyn oo ka kooban Sima 5-Star Hotel oo ah kii...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Falastiin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohamed oo...
Taliyaha ciidamada militariga Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Taliyaha ciidamada militariga Turkiga, S/Guud Metin Gurak, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Muqdisho oo xalay lagu soo bandhigay Waxsoo-saarka Bariiska dalka
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad casho sharaf ah oo lagu taageerayay wax-soosaarka dalka.
Munaasabadda ayaa inta...
WAR SAXAAFADEED: Faahfaahin Hawlgalka Lagu Beegsadey Argagixisada Daacish (ISIS)
Muqdisho, 01-da Feberaayo 2025: Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka oo lagu beegsaday horjoogeyaasha sare iyo xubnaha...










