Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo guddoomiyay shir arrimo muhiim ah looga hadlay
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, oo uu weheliyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa guddoomiyay shirka...
DF oo qabatay kulanka dib-u-eegista mashaariicda uu maalgeliyo xafiiska deeqaha iyo horumarinta ee Jarmalka
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulankii labaad ee dib-u-eegista mashaariicda ay maalgeliso Dowladda Jarmalka, oo ay fuliyaan KfW...
Madaxweynaha JFS oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS. Madaxwaynaha ayaa kulammo miro-dhal ah la qaatay...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo rasmi ah u daah-furay Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, kadib munaasabad kooban...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo kulan la qaadatay ururrada Bulshada Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa kulan wadatashi ah la qaatay qeybaha kala duwan ee ururrada Bulshada...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay Machadka Daraasaadka Amniga
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Machadka Daraasaadka Amniga ee hoos yimaada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka...
Shir looga hadlayo wada-shaqeynta xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo ka furmay Muqdisho
Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Cabdi-Jamaal Cusmaan Maxamed ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho shir muhiim ah oo socon doona...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaalida...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyey Agaasimaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaalida Norway, mudane Maxamed Cabdulqaadir kulanka oo...
Ciidamada ilaalada xeebaha & markabka dagaalka Santa Maria F-181 oo wadajir u fuliyay tababar...
Taliska ilaalada Xeebaha Boliiska Soomaaliyeed iyo markabka dagaalka SANTA MARIA F-81 ee howlgalka Midowga Yurub ee Atlaanta ayaa wadajir u fuliyey tababar kor loogu...
Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay Puntland
Hay’adda maareynta musiibooyinka oo ka jawaabaysa baahiyaha bani’aadannimo ee dalka, xoojineysana dadaallada xasilinta ayaa gargaar loogu tala-galay dadka abaaraha iyo calaaduhu saameeyeen u dirtay...










