๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐๐ซ๐๐ฒ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐๐ค๐ ๐๐๐ -๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo...
Wasiir Cali Xoosh oo maalintii labaad kulamo la qaadanaya masโuuliyiinta iyo bulshada Hirshabeelle
Jowhar- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta deg-degga ah ee SIPS
Raโiisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta Deg-degga ah ee SIPS (Somali Instant Payment System).
Nidaamka ๐๐๐๐ (๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐...
Israel oo dishay 10 ruux iyo 120 meyd oo laga helay Gaza
Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ayaa la dilay tiro kalena waxaa lagu dhaawacay weerar ay ciidamada Israel ku qaadeen daanta galbeed ,gaar ahaan magaalada...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida abwaan Cabdulle Geeda-naar
Jowhar- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Hirshabeelle geerida Allaha u naxariisto Abwaan Cabdulle...
Wasiir Cali-xoosh oo kulamo la qaadanaya qaybaha kala duwan ee bulshada Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo shaqo ku jooga Hirshabeelle ayaa waqti la qaatay qaybaha kala duwan...
Hayโadda SoDMA oo gargaar u qeybisay dad danyar ah oo ku dhaqan Deyniile
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxa ay deeq gargaar raashin ah degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ugu qeybisay qoysas ka kooban...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomay abaalmarinta hoggaamineed ee Afrika
Davos: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, munaasabad lagu qabtay...
Raโiisul wasaare Xamse oo qaabilay wasiirka arrimaha gudaha Finland
Raโiisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Wasiirka arrimaha gudaha Finland, Ms Mari Rantanen,...
Duulimaadyada gudaha iyo dibadda oo sidoodii u sii soconaya (War-saxaafadeed)
Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) iyada oo ka duulaysa bedqabka, habsami usocodka duulimaadyada iyo ilaalinta xuquuqda shacabka soomaaliyeed ee safraya, ayeey HDRS waxa ay...










