Wararka

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqda oo qalab muhiim ah guddoonsiiyay Ururka Naafada Qaranka

0
Qaar kamid ah labada gole ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka oo loogu talagalay in ururka Nafada lagu guddoonsiiyo 300 oo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-ย  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Al-Sisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Qaahira, iyagoo kala saxiixday heshiisย  lagu xoojinayo...

Israel oo ku hanjabtay in hawlgallo dheeraad ah ay ka fulineyso Daanta Galbeed

0
Milatariga iyo sirdoonka Israaโ€™iil ayaa sheegay in howlgal xiriir ah laga fulin doono Jenin iyadoo Israaโ€™iil ay wajaheyso dagaal fool-ka-fool ah oo hadda u...

Danjire Maxamed Abuukar Subayr oo waraaqihii aqoonsiga guddoonsiiyay Xukuumadda Ruushka

0
Danjiraha J.F.S u qaabilsan dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIISYO MUHIIM AH

0
Qaahira:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya...

Wasiirka Qoyska oo golaha Wasiiradda uga mahadcelisay mudo cusboonaysiinta Golaha Wasiiraddu u sameeyeen gudidda...

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa uga mahad celisay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya talaabada ay mudo...

Horjoogayaal iyo malleeshiyaad ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay Ceel-garas

0
Dhuusamareeb- Horjooge Mirre Cagdheer iyo laba dhagarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay tuulada Ceelgaras ee Gobolka Galgaduud, kadib howlgal qorsheysan oo ay...

0
Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika (Africa Leadership Award) waa abaalmarin ay bixiso Africa House, oo ah urur ka shaqeeya horumarinta iyo isku xirka ganacsiga, dhaqaalaha,...