Wararka

Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay duleedka Balcad

0
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii hore ee saakay fashiliyey weerar naf la caarinimo oo ay Khawaarijtu kusoo qaadeen duleedka degmada Balcad ee...

Wasiirka Amniga oo kormeer socod ah ku maray waddooyinka Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir...

Wasaaradda gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgalka AUSSOM

0
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka...

Dowladda Imaaraadka oo deeq raashiin ah ku wareejisay hay’adda SoDMA

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa deeq raashin ah oo loogu tala-galay dadka nugul ee saboolka ah kala wareegay Safiirka isku-tagga...

NISA oo burburisay gaadiid ay khawaarijtu kasoo buuxisay qaraxyo

0
Howlgal duqayn ah oo ay xalay fuliyeen ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu naafeeyay khawaarijta Al-shabaab. War saxaafadeed kasoo baxay...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qayb galay dood ku aaddan dhamaystirka dastuurka

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalay dood ku saabsaneyd dhamaystirka dastuurka iyo doorashooyinka dalka. Wasiir...

Wasiir Biixi oo shir guddoomisay kulan looga hadlayo isbeddelka cimillada

0
Abu Dhabi- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee shabakadda Isbeddelka cimilladada dalalka ay colaaduhu saameeyeen oo...

Khawaarijta oo jabkii ugu weynaa lagu gaarsiiyay Hiiraan iyo Sh/dhexe (WARBIXIN)

0
Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka ayaa shalay si wayn cadowga Khawaarijta ah ugu jabiyay isku dayo la fashiliyay oo Khawaarijtu ay ku soo...

Soomaaliya iyo Norway oo iska kaashanaya la dagaallanka fikirka xagjirnimada rabshadaha wata

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) ayaa kulan...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo billowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto tahriibinta...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta billowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddobo qof oo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu kusoo...