Wararka

Danjire Jabriil Ibaraahim: “Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in la xoojiyo qorshayaasha horumarinta magaalooyinka

0
Nairobi-Golaha Sare ee maamulka Hay’adda UN Habitat (Executive Board of Directors) ayaa kalfadhigooda ugu horeeya ee sanadkan ku yeeshay xarunta Hay’adda ee magaalada Nairobi...

Mareykanka oo xalay duqayn ka fuliyay togga Miiraale ee gobolka bari

0
Boosaaso- Diyaaradaha dagaalka dowladda Maraykanka ee qaybta ka ah la dagaallanka argagixisada ayaa xalay duqayn culus ka geystay togga Miiraale ee gobolka bari, halkaasi...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qaybgalay shir ku saabsan doorka QM ee wadajirka...

0
Beijing : Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa si rasmi ah uga qayb qaadatay shir caalami ah oo lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay furimaha dagaalka Khawaarijta

0
Cadale: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka Khawaarijta, kaddib...

Askari lagu xukumay dil toogasho ah

0
Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibna dilay Taliye koox.Xuseen Xasan Maxamuud Macda oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada 21-aad Qeybta...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝘆 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗲𝗲𝗻...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka...

Sooyaalka Taariikhda waxbarashada Soomaaliya (Faallo)

0
Hordhac Waxbarashada Soomaaliya waxay soo martay heerar iyo marxalado kala duwan. Wixii ka horreeyey qabsashadii gumeystayaashii reer Yurub dabayaaqadii qarnigii 18aad, waxaa guud ahaan dhulka...

Guddoomiyaha midowga Afrika oo socdalakiisa Soomaaliya soo gabangabeeyey

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celisay muwaadiniin ku xirnaa dalka Liibiya

0
Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo gacan ka heleeyso hay,ada socdaalka caalamiga ah ee (IOM) ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin oo mudo...

Midowga Afrika oo DFS ku bogaadiyey dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo qorshaha doorasho...

0
Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf oo booqasho rasmi ah ku yimid Magalada Muqdisho tan iyo marki loo doortay Xilka gudoomiyaha Midawga Afrika ayaa...