Wararka

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay la macaamilka khawaarijta

0
Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay muqdisho...

Hamas iyo Israel oo maanta mar kale isweydaarsanaya maxaabiis

0
Hamas iyo Israel ayaa maanta isweydaarsanaya saddex maxaabiis oo Yuhuud ah iyo 183 Falastiiniyiin ah,taas oo qeyb ka ah heshiiska xabbad joojintii ee Gaza...

Guddoomiye Muuse Salaad: waxaan Maxaabiis ahaan u qabanay horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay qeybo ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiye...

Wasiirka Petrolka XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

0
Ankara:-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Mudane. Daahir Shire Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turkiga Mudane Alparslan Bayraktar. Labada...

Guddoomiye Muuse Salaad: Khawaarijta waxaan ka dilay 3 horjooge iyo maleeshiyaadkii ay wateen

0
Hiiraan:-Guuddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo goordhow Warbaahinta Qaranka kula hadlay furimaha dagaalka ee Aagga Jiciboow ayaa yiri” Argagixisada waxaan ka saarnay deegaanno...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey guulaha ay soo hoyeen ciidanka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Puntland, dagaalka lagula jiro Khawaarijta argagixisada Daacish, isagoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalaya kulan hordhac u ah shir madaxeedka Tansania

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya maanta kulan loogu gogol-xaarayo Shir madaxeedka wadaagga ah ee urur goboleedyada EAC-SADC Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,...

Ciidanka Dowladda oo cagta mariyay koox khawaarij ah oo ku sugnaa Hiiraan

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa nabad-sugidda ayaa maanta jab xoogan gaarsiiyay kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaayey deegaada buuraleyda ah ee dhaca agagaarka wabiga Shabeelle...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA UGANDA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa...

Maamulka Cisbitaalka Banaadir oo u dabbaaldegay xuska sanadguurada 48-aad

0
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Cisbitaalka Banaadir ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusaayey waxqabadka iyo xuska sanadguurada 48-aad ee ka soo...