Wararka

Wasiir Fiqi oo Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo Turkiga ka socda

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah mudane danjir Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay, wafdi Turki ah...

Madaxweynaha Kenya oo qaabilay safiirka Soomaaliya ee Kenya

0
Nairobi: Madaxweynaha dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa xarunta Madaxtooyada dalka Kenya ku qabtay kulan gaara uu kula kulmayay dublomaasiyiinta dalalka shisheeye ee jooga...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda...

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’adaha Maaliyadda dalalka Carabta, Qeybta...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO DAAHFURAY MASHRUUCA GOLE-KAAB

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay furitaanka mashruuca Gole-Kaab oo isku xiri...

GUDDIGA HEER WASIIR EE MAAREYNTA ISTICMAALKA KHALDAN EE BARAHA BULSHADA OO KULAN YEESHAY

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Heer ee Wasiir ee Ka Hortagga Isticmaalka...

Wasiirka Xanaanad Xoolaha oo kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO ahna wakiilka Afrika Dr....

𝐃𝐚𝐫𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐮 𝐚𝐡 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

0
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu billaabay daraasad lagu qiimeynayo waxqabadka iyo hufnaanta adeegyada isbitaallada dadweynaha ee Muqdisho. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚? .Tayada adeegyada la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa Macawisleyda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 oo la kulmay 𝐉𝐚𝐦𝐞𝐬 𝐒𝐰𝐚𝐧.

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergayga Xoghayaha Guud ee...

Ciidamada Xoogga Dalka oo ka hor-tegay dhagaro argagixisada damacsanaayeen

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka samaeeyay deegaannada Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada...