Wararka

Wasiirka Qorsheynta oo Ka qaybgalay dood Ku saabsan Siyaasadda Dibadda ee Maraykanka iyo Saamaynta...

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qaybgalay dood muhiim ah oo lagu falanqeeyey Siyaasadda...

Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin, ayaa ka qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka...

Wasiirka Isgaarsiinta oo daahfuray Shirka fulinta Howlgalka Mashruuca EA-RDIP,

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Xildhibaan ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง (๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka fulinta Howlgalka Mashruuca EA-RDIP,...

Howlgal militari ayna iska kaashadeen DFS iyo Mareykanka oo ka dhacay gobolka Bari

0
Boosaaso:-Howlgal Militari oo iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidanka Cirka ee Mareykanka (AFRICOM) oo goordhow laga fuliyay goobo ay ku dhuumaalaysanayeen haraadiga khawaarijta iyo...

Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka caalmiga ah amniga ee...

0
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira amniga, gaar ahaan la dagaallanka argagixisada, isbeddelka cimilada, iyo xaaladaha siyaasadeed ee caalamka ka jira. Mudane Saalax...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo ka wada hadlay dagaalka Khawaarijta

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raagge. Ugu horreyn...

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Raโ€™iisal wasaaraha oo guddoomiyay shir muhiim ah

0
Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa shir-guddoomiyey kulan muhiim ah oo looga hadlayey dardargalinta howlaha Xukuumadda, Xeer-Nidaamiyaha Xukuumadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka socda shirka 38-aad ee Midowga Afrika kula kulmay Xoghayaha Guud...

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO DAAH-FURAY MASHRUUCA DHALLINYARADA IYO NABADDA

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirka Wasaaradda...

Dood wadaag ku saabsan geedi socodka dowlad wanaagga iyo dagaalka khawaarijta oo lagu qabtay...

0
Wasiirro, xildhibaanno iyo ururada bulshada ayaa muqdisho uga qeybgalay dood wadaag ku saabsan geedi socodka dimoqraadiyeynta dagaalka dowladda iyo shacabka ay kula jiraan khawaarijta...