Wasiirka Wasaardda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee XFS oo kulan la qaadatay madaxa...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Women...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Nuqullo ka Mid ah Waraaqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka Guddoomay Danjireyaal...
Mudisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga XFS Mudane Cabdisalam Cabdi Cali ayaa maanta ka guddoomay nuqullo kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada...
Dowladda Jarmalka oo si Buuxda u Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faraxsan tahay go’aanka rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Jarmalka ay ku aqoonsatay...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee XFS oo ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha...
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah...
Arday reer Sudan ah oo deeq waxbarasho ka helay Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo dhaweeyey arday u dhalatay dalka Suudaan oo deeq waxbarasho ka...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay danjiraha Sucuudiga
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya mudane...
Guddiga adeegga bulshada ee Aqalka sare oo kormeeray xarunta guddiga shaqaaha rayidka
Guddiga horumarinta Adeegga Bulshada, arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka...
Wasiirka arrimaha dibadda oo Muqdisho ka furay madasha maalgashiga iyo bandhigga Qurbe-joogta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Madasha Maalgashiga...
Ururada siyaasadeed oo olole doorasho ka wada Muqdisho
Guddoomiyeyaasha ururada siyaasadeed ee Towfiiq iyo Ramaas ayaa olole wacyigelin iyo cod-raadis ah ka sameeyay degmooyin kala duwan oo ka tirsan gobolka Banaadir, iyagoo...
Wasiir Fiqi oo ka qaybgalay Bandhigga 4-aad ee difaaca Masar (EDEX 2025)
Qaahira: Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo saraakiil...










