Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaano
Natiijada kulanka ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo u dhexeeyey degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir iyo Degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxa tartanka...
Wasiirka Warfaafinta oo furay tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Daaโuud Aweys Jaamac ayaa furay tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galayaan tartamayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo...
Agaasimaha NISA oo booqday askar ku dhaawacantay dagaalka dalka looga sifaynayo Khawaarijta
Agaasimaha hayโadda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mudane Cabdullahi Maxamed Cali ( Sanbaloolshe) iyo saraakiil kale oo ka tirsan hayโadda Sirdoonka ayaa booqday...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan currashada Bisha Barakaysan ee Ramadan u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan tahay
Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Raโiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Federaalka Ethiopia, Mudane...
Wasiirka Batroolka XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday xukuumadda Azerbaijan
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Mudane Daahir Shire Maxamed ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan ka faaโiideysiga Saliidda iyo Gaaska la saxiixday...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay ciidanka Xoogga ee ku howlan la dagaalanka khawaarijta
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay khasaarooyin dhinacyo badan oo maalmihii la soo dhaafay ciidanka xoogga ay gaarsiiyeen kooxaha...
Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gacanta ku dhigay Talis Khawaarijtu ku farsamayn jirtay hubka
Cal-miskaad:-Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay ilaa 2,000 (Laba kun) oo gantaallo gacan ku sameys ah, kuwaas oo Khawaarijta Daacish...
Maareeyaha Hayโadda Isgaarsiinta oo Ka Qayb Galay Shirweyne Caalami ah
Abuuja Nayjeeriya:-Maareeyaha Guud ee Hayโadda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Xoojinta Adkeysiga Xargaha Badda Hoosteeda Mara, kaas oo lagu...









