Wararka

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Koofur Galbeed oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

0
Baydhabo: Ra’iisul Wasaare kuxigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalam Cabdi Cali oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS oo gaaray Baydhabo

0
Baydhabo- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee XFS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa...

SoDMA iyo hay’adaha bahwadaagta la ah oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa kor-joogteeyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Dowladda Federaalka, wakiillo ka socday...

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐨𝐨𝐠a 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 a𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 c𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 muqdisho

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐢𝐫𝐢𝐲𝐞 (𝐘𝐚𝐛𝐨𝐨𝐡) ayaa guddoomiyay shir loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo...

Kulan ku saabsan arrimaha isuduwidda hawlaha Bini’aadanimo oo Muqdisho lagu qabtay

0
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya George Conway...

Daraawiishta Puntland oo wali sii wada baacsiga Daacish

0
Boosaaso: Ciidanka daraawiishta Puntland ee ku sugan deegaanka Turmusaale ee gobolka Bari ayaa maanta hawlgal lagu baacsanayay firxadka Khawaarijta Daacish ka sameeyeen Togga Jaceel...

Duqa muqdisho oo daah-furay tartanka Qur’aan aqriska ee bisha Ramadaan

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane, Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay tartanka Quraan aqriska bisha Ramadaan ee maamulka gobolka Banaadir iyo...

Kursiga lambarkiisu ahaa GSH 248 oo la buuxiyay

0
Dhuusamareeb- Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay GSH 248 kadib...

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanno ka tirsan Shabeellada dhexe

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa gargaar bani’aadannimo oo degdeg ah geysay degaannada Nuur-dugle iyo Aqab-duco. Dadkan deeqda la gaarsiiyay ayaa ah shacab danyar ah...