Wararka

Wasiirka Caddaalladda: wax aan daddaal ugu jiraa sidii ay caddaallad u heli lahaayeen dhalinyaradda...

0
Dowladda Soomaaliya oo daddaal ugu jirta sidii ay u heli lahaayeen caddaallad dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Sucuudiga,xiriiro iyo daddaalo kala duwan oo...

Ciidanka Xoogga oo Bakool ka fuliyay howlgal lagu Jabiyay kooxo khawaarij ah

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 95aad Guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa khawaarijta ku jabiyay howlgal ay ka fuliyeen tuulada Dhurey ooย  ka...

Ciidanka Qaranka oo duqayn ku dilay 41 khawaarij ah

0
Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo duqeyn ah ka fuliyey deegaanka Boos-Hareeri ee gobolka Sh/Dhexe iyo deegaanka Jambaluul...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray tartanka qurโ€™aanka kariimka ee Bisha Ramadaan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Qurโ€™aanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa abaal marinno lacageed...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka shir uga qayb galay Ghana

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ka qeyb-galay Shir muhiim ah oo ka qabsoomay magaalada Accra-ee...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa soo xiray kulanka Wacyigelinta Doorashada...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa soo xiray kulanka Wacyigelinta Doorashada Qof iyo Cod kaasi oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaha sare ee arrimaha difaaca

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Jihaan Cabdullaahi Xasan in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee...

Taliyaha Booliiska oo qabtay kulan looga hadlayey la dagaalanka Khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa shir...

Wasiir Cabdulqaadir:150 Khawaarij ah ayaan dilay 48 saacii u dambeeyey

0
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyey in hawgaladii ugu dambeeyey ee dhanka...