Soomaaliya iyo Serbiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallim Fiqi oo khadka Telefoonka kula hadlay Wasiirka Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay la kulmay madaxda Hirshabeelle iyo saraakiisha ciidamada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku hoyanaya jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa xalay kulan kula qaatay...
Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacay gobolka Galgaduud
Baxdo : Ciidanka deegaanka ayaa maanta weerar qorshaysan ku qaaday deegaanka Haamcaduur oo dhinaca kofureed ka xiga magaalada Qaayib ee gobolka Galgaduud, halkaas oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Moqokori Hiiraan
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka degay magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo saraakiisha...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka oo daah-furay qalabka diiwaangelinta cod-bixiyaha
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq Abshir Garaad iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray jiidda hore ee dagaalka Khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo...
Dowladda Soomaaliya oo u digtay shacabka degmada Jilib iyo goobaha lagu beegsanayo khawaarijta
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qiimeyn ku sameyneysa khasaaraha ballaaran ee Khawaarijta lagu gaarsiiyay degmada Jilib, markii Ciidamada Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamiga ay...
Ciidanka Qaranka oo jab xooggan gaarsiiyay khawaarijta
Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka Guullane ayaa weerar ku qaaday xubno Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay aagga deegaanka Laba-garas ee gobolka Shabeellada dhexe.
Saraakiisha hoggaaminaysa...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Tanzaniya oo shirar muhiim ah uga qeyb galay Harare
Harare- Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tansaaniya iyo EAC Amb, Ilyas Cali Xasan ayaa kulan doceed muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah...
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sagootiyey ciidamo hawlhalka ku biiraya
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka...










