Wararka

Guddoomiyaha aqalka sare oo ka qaybgalay fadhiga aqalka sare ee Ruushka

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo wali ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka ayaa...

Fasaxa maalmaha ciidda Carafo

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya waxay dhammaan shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ku wargelinaysaa inay yihiin fasax rasmi ah oo saddex...

Taliyaha Booliska oo tababar u soo xiray saraakiil baaarayaal ah

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Baarayaal ah oo ka kala socdo Maamul Goboleedyada Dalka u soo xiray Tababar...

SoDMA oo muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan ka hortagga ku takrifalka gargaarka bini’aadannimo

0
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa soo qabanqaabisay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saarayay ka hortagga ku takrifalka gargaarka bini’aadannimo iyo sidii...

Wasiirka Shaqada XFS oo Geneva kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo wafdi uu hoggaaminayo ay ku sugan yihiin dalka Switzerland ayaa magaalada Geneva...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wada tashi ah la qaatay hoggaanka xisbiyada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka xisbiyada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Isbedalka Cimillada

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Isbedalka Cimillada oo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo booqasho rasmi ay ku jooga Boqortooyada Sacuudiga, ayaa magaalada Makkah...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo booqday masajidka cathedralka ee Moscow

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaaladda Moscow ee dalka Ruushka,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay ururrada bulshada rayidka ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Soomaaliyeed. Kulanka ayaa horudhac...