Wararka

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu khaarajiyay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay

0
Baydhabo:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saakay jab xooggan gaarsiiyay khawaarijta, kadib weerar khawaarijta ku soo qaadeen fariisimo khawaarijtu ku lahaayeen aagga...

Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal

0
7Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee xuquuqul insaanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigay sida ay dowladda uga go’an...

Agaasimaha Guud ee W. Warfaafinta: “Wakaaladaha caalamka meel aan SONNA ahayn war kama qaadan...

0
Agaasimaga guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane, Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in wakaaladaha wararka caalamka aysan wararka ku saabsan Soomaaliya ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday xarunta diiwaan-gelinta dad weynaha ee degmada Shagaani

0
Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqday degmada Shangaani oo ay ka socoto diiwaan-gelinta dadweynaha. Ra’iisul Wasaaraha oo ay wehliyaan Wasiirka arrimaha...

Isdiiwaangalinta doorashooyinka oo ka bilowday Banaadir (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta hirgalinta doorasho dadweyne oo Soomaaliya ugu dambeysay 58 sanno ka hor, taasi oo uu ku soo baxay Alle...

Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo waraaqaha aqoonsiga u gudbiyay agaasimaha UNOV

0
Geneva-  Safiirka Soomaaliya ee dalalka Switzerland iyo Austria, Khadra Axmed Ducaale, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbisay Ms. Ghada Waly, oo ah...

Wasiir Bidhaan oo bulshada Laascaanood ugu baaqay in ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka

0
Laascaanood- Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa xalay booqday xarunta Hay’adda Diiwaan gelinta iyo Aqoonsiga Qaranka, xafiidkeeda Laascaanood. Wasiirka ayaa halkaasi...

Danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia oo Addis Ababa uga qaybgalay shir muhiim ah

0
Addis Ababa: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Midowga Afrika mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa...

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

0
Qahira: Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu Hoggaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale oo ku sugan...