Wasiir Axmed Fiqi oo sheegay in awoodda argagixisada la wiiqay kadib muddo labo sano...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta sheegay in kooxda argagaxisada ee Al-Shabaab la wiiqay awooddooda kadib muddo...
Guddi Hoosaadyada Abaabulka iyo Wacyigelinta oo shir muhiim ah yeeshay
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta guddoomiyay shirar muhiim ah oo uu la yeeshey guddi...
Ra’iisal wasaare Xamse Cabdi Barre oo dhambaal Tahniyad ah u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub...
Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Xamse Cabdi Barre ayaa dhambaal tahniyad ah u diray dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Serbia Mudane: Prof.Dr....
War-saxaafadeed muhiim ah oo ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha
Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, wuxuu ku wargelinayaa Ururrada Siyaasadda iyo dhammaan daneeyeyaasha kale oo arrimaha Doorashooyinka inuu ku kordhiyey muddada diwaangelinta ururrada...
Wasaaradda Isgaarsiinta oo dardargelineysa adeegga Boostada Qaranka
Iyadoo la dardar gelinayo hawlaha mudnaanta u leh horumarinta Wasaaradda iagaarsiinta iyo teknolojiyada gaar ahaan waaxda adeegga Boostada, ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane...
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra’iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada Qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed...
Wasiirka Dhallinyarada oo kulan la qaatay wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee (UNFPA)
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNFPA, Dr. Mary...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gargaar daawooyin ah ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka Ciidanka Xooga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa deeq daawooyin ah ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka Ciidanka Xooga, asigoona booqday dhaawacyada...
Dagmooyinka Xamar wayne, Shibbis iyo Boondheere waxaa maalintii 2-aad ka socda diiwaan-galinta Codbixiyaasha.
Waxaa maalintii 2-aad Dagmooyinka Xamarwayne, Shibis iyo Boondheere kasocda diiwaan-galinta Codbixiyaasha,kuwaas oo la qorsheeyay in ay qeyb ka noqdaan doorashada golaha deegaanka dhacaysa June.
Boqolaal...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐥𝐚’ 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐥𝐤𝐨𝐨𝐝
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho kusoo Dhaweeyay 15 Carruur...










