Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika u jooga oo ka qayb galay Kulan ay...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen dhammaan Safiirrada...

Madaxweynaha JFS oo caawa booqday qaar ka mid ah goobaha lagu caweeyo Caasimadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula...

Ciidanka NISA oo Gacanta ku Dhigay Shabakad Argagixiso

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso oo isku xiran, kana kooban illaa shan (5) xubnood, kuwaas oo...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo la kulmay Saraakiisha ciidanka Xoogga ee ka qalin jabiyey kuliyadda...

0
Qatar:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka...

Wasiirka Arrimaha guddaha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo la kulmay Guddoomiyaha Haya’adda Nadra

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa kulan kula yeeshay magaalada Islamabad Guddoomiyaha Hay’adda Diiwaangelinta...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya   1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal Khadka telefoonka kula yeeshay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Uganda, Yoweri...

Madaxa Hay’adda SODMA oo Bakistaan kula kulmay Dhiggiisa dalkaasi

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku jooga dalka Bakistaan ayaa booqday xarunta Hay’adda Qaran ee Maareynta Masiibooyinka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo u tacsiyeeyay Tifaftiraha Wakaaladda Wararka SONNA oo xaaskiisa ay ku...

0
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allaha ha u...

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS iyo wafdi kale oo ka qeybgalaya Bandhigga Dhaqanka iyo...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale oo ka qeybgalay carwada Dalka Spaim ayaa sheegay in halkaasi ay ku...

Wasiirka Warfaafinta XFS “Dowladda xaq ayeey u leedahay in ay laasho heshiis kasta oo...

0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in go’aanka dowladda ee lagu laalay heshiiskii kala...