Wararka

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey qoddobada ka soo baxay gogosha wadashatiga qaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay qodobbada kasoo baxay Gogosha Wadatashiga Qaran, wuxuuna sheegay in wadahadalladu sii socon doonaan si...

War murtiyeedka gogosha wadatashiga qaran

0
Waxa goordhowed magaalada Muqdisho lagu soo xiray Shirweynaha gogosha wadatashiga qaran oo maalmahan ka socotay Muqdisho,shirkan ayaa waxa laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad. Imtixaanka dugsiyadda sare ayaa lix maalmood oo xiriir ah ka socday...

Safaarada Soomaaliya ee Ankara oo bilowday soo samata bixinta shacabka Soomaaliyeed ee ku nool...

0
Howlwadeennada Safaarada JFS ee wadanka Turkiga ayaa goor dhawayd ku guulaystay inay xuduudka Dowladda Iran soo dhaafsiiyaan una soo gudbiyaan dhanka dalka Turkiga muwaadin...

Wasiirka Cali Xoosh oo bogaadiyey doorka Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa xalay casho sharaf ugu sameysay Muqdisho Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaran iyo Soohdimaha, ururrada...

Wasiir Al-Cadaala oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka khawaarijta

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in heerka amni ee magaalooyinka Soomaaliyeed uu si...

Wasiir Xoosh: “Dowladdu way dhistay guddiga doorashooyinka balse ma fara-gelinayso shaqadooda”

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay dhiseysay Guddiga...

Arday loo tababarayo duulista rayidka oo tijaabooyin xirfadeed sameeyey

0
Qaar kamid ah ardayda Kulliyadda duulista rayidka ee Jaamacadda Muqdisho oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka, macallimiinta iyo guddoomiyaha ururka ardayda Jaamacadda ayaa...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo iska kaashanaya kobcinta ganacsiga iyo warshadaha labada dal

0
Aljeris: Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha...

Xarun laga qaato kaarka codbixiyaha ee doorashada oo Dekadda Muqdisho laga hirgaliyey

0
Xarun laga qaato kaarka diiwaangelinta dadweynaha ee doorashada ayaa laga hirgeliyay Dekedda Muqdisho, iyadoo ay maanta kormeereen Maareeye ku xigeenada Dakedda Muqdisho Cabdalle Kaarshe,...