Wararka

25-carruur Soomaaliyeed oo adeeg caafimaad oo muhiim ah ka helay Talyaaniga

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane  Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhowaynayey carruur tiradoodu dhantahay 25 qof, kuwaas oo dalka...

Wasiir Daa’uud Aweys” Xukuumadda DanQaran waxay ahmiyad gaar siisay horumarinta Dalxiiska Dalka”

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ahmiyad gaar ah siisay horumarinta dalxiiska, isla markaana...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay, Wakiilka...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay James Swan

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Maxay ka wada hadleen Xoghaye Kamaal Guutaale iyo James Swan?

0
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

RW Xamsa Cabdi Bare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Turkiga

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XJFS oo Bandhiga Carwada Fitur kaga qeyb galay Dalka...

0
Madrid,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XJFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah ee Fitur...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo ka...

Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo Magacaabay Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, u magacaabay...

Kooxda Khawaarijta Argagixisida ee Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa la yaaban Dagaalka lagala hortagay waayahaan dambe, sida Dagaaladii jabka loogu gaarsiiyay ee ay ka mid ahaayeen...