Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan fogaan arag ah la qaatay madaxa Baanka Adduunka ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyee ee SoDMA Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Madax sare oo hayโ€™adda SoDMA ayaa maanta kulan fogaan arag...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo booqday difaaca deegaanka Geel-gub

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maalmahanba ku sugnaa deegaannada ay difaaca ugu jiraan ciidamada xaq-u-dirirka deegaanka iyo Ciidamada Qalabka...

Shirka hannaanka wada shaqaynta tiirarka qorshaynta isbeddelka Qaranka oo ka furmay Muqdisho

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa muqdisho ka furay shirka hannaanka wada shaqaynta tiirarka qorshaynta isbeddelka...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay xuska maalinta dhalinyarada Turkiga

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo galabta ka qeyb galay xuska maalinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Turkiga, oo lagu qabtay xarunta safaaradda...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) James Swan, ayaa ka wada-hadlay...

Agaasime Dhuxulow oo kulan la qaatay guddiga diyaarinta qandaraaska dukumentiga Baasaboorka

0
Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Isku-dhafka ee u xil-saaran diyaarinta qandaraaska hannaanka...