Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Hirgelisay War Lalis Warbaahineed Casri ah (Media Satellite Teleport)

0
Muddo haatan laga joogo 35 sano kadib, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u hirgelisay war laliskii ugu horeeyay ee warbaahinta (Media Satellite...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga

0
Rome- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa safar shaqo ku Jooga Dalka Talyaaniga. Wafdiga Ciidanka XDS...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 a𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 h𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 i𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 s𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚.

0
Golaha Wasiirrada XFS ayaa maanta ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada shaqada, shaqo-siinta, iyo horumarinta awoodda shaqaalaha ee u dhexeeya dowladaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐝𝐞𝐠 𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡 𝐠𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝...

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, ayaa ka hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay ee...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shbaeellada hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 144-aad ee ka tirsan Guutada October, ayaa maanta guul weyn ka gaaray howlgal qorsheysan oo ka dhacay...

Wasiirka maaliyadda XFS oo billad sharaf la guddoonsiiyay

0
Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa xalay munaasabad ballaaran waxa ay ku maamuuseen Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige oo dhawaan ku guulaystay billadda Wasiirka...

Wafdi ka socda wasaaradda hawlaha guud oo shir uga qaybgalay Algeria

0
Algers: Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah ee 44-aad...

Wasaaradda isgaarsiinta oo ka qaybgashay shirka 48-aad ee Arabsat

0
Agaasimaha qaybta hawada sare iyo Dayax-gacmeedyada ee Soomaaliya mudane Maxamed Abuubakar oo matalayey wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ayaa ka qeyb galay kulanka 48-aad ee...

Wasaaradda beeraha oo xoogga saaraysa beerashada casriga ah

0
Ku dhawaad 50 arday oo ka qaybgalaya Barnaamijka Tababarka Internet of Things (IoT) ee Beerashada Casriga ah ayaa booqasho waxbarasho ku yimid beeraha tijaabada...