Wararka

Masar oo ciidamo u soo diraysa Soomaaliya

0
Wasaaradda Gaashaandhiggu waxay soo dhoweyneysaa guusha lagu soo gabagabeeyay tababarkii ugu horreeyay ee loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida ee Masar, kuwaas...

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray Shiinaha

0
Yinchuan: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa gaaray dalka Shiinaha, halkaas oo uu uga qayb gali doono Shirka 7aad...

Dowladda iyo mucaaradka oo ku heshiiyey qodobo muhiim ah

0
Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda midnimada qaran, xasilloonida siyaasadeed, iyo dowlad-wanaagga loo dhan yahay, isla markaana mudnaanta la siinayo geedisocodka dowlad-dhiska Soomaaliyeed, ayaa Dowladda Federaalka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi-Bari oo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa

0
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas. Guddiga cusub ee doorashada ayaa...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalna Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi-Bari oo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas. Guddiga cusub ee doorashada...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan muhiim ah la yeeshay ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada...

Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka

0
Dhuusamareeb (Wargeyska Dalka) – Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib...

Duqa Muqdisho oo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee Gobolka Banaadir

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Mire Salaad Dhuxulow u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee...