Wasiir Fiqi oo hambalyeeyey doorka difaaca dalka ee dhalinyaradda Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin fiqi oo ka hadlay Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo dhallinyarada Caasimada, looguna...
Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa deegaan oo hawlgal ka fuliyeu deegaanka Moora Godan
Shabeelaha dhexe(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka Raaga Ceelle ee Macawiisleyda ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Godan, oo qiyaastii 5km dhanka...
Kulan loogu ducaynayo halyeeyadii xoriyadda dalka oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhallinyarada Caasimada, looguna ducaynayay halyeeyadii u dhintay xornimada dalkeenna ayaa Muqdisho lagu qabtay.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Macalin Fiqi, Wasiir ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Pretoria kula kulmay dhiggiisa South Africa
Pretoria:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, yaa maanta oo Jimce ah kula kulmay magaalada Pretoria, dhiggiisa, Wasiirka Xiriirka Caalamiga iyo...
Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan...
Bakool:- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan geesiyaasha ka tirsan Ururada 93-aad iyo 96-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo lagu...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Jimco, 4-ta July, 2025
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatey xubnaha mucaaradka ee...
Danjire Cabdicasiis Maxamuud oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay Madaxweynaha Poland
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee aan deganayn Cabdicasiis Maxamuud Maxamed ayaa warqadaha aqoonsiga ku wareejiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Poland Andrzej Duda.
Danjire Cabdicasiis Farabadane oo ka...
Bulshada Warshiikh oo helay adeeg caafimaad oo xagga indhaha ah
Ku dhawaad 300 oo ruux oo kamid ah dadka Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta adeegyo caafimaad oo wax ka taraya cudurada...
Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isku diyaarinaya todobaadka soo socda inuu martigeliyo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu si uu u riixo xabbad-joojin dhexmarta Israel...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo boogaadisay kaalinta waxqabad ee Sacuudi Carabiya
Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS,gaar ahaan Agaasimaha Waaxda Carabta Mudane Maxamed Xasan Maxamed iyo Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya...










