Wararka

Wasaaradda Amniga XFS oo cambaaraysay daadinta Dhiigga Dadka Soomaaliyeed ee uu sii wado Eedaysane...

0
Eedaysanuhu wuxuu markale colaad ka huriyay Gobalka Gedo isaga oo Maleeshiyaad ka amar qaata faray in ay weeraraan xarumo Ciidanka Qaranka iyo goobo shacbi...

Dood ku saabsan doorashada qof iyo codka ah oo lagu qabtay Muqdisho.

0
Qaar kamid ah ururada bulshada ayaa ka qeybgalay dood wadaag lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo la xiriirtay hannaanka doorasho ee loo qorsheeyay in ay...

Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)

0
Cudurka Kaduudiye ama Kaduudshe (Af Ingiriis : Chikungunya, Af Carabi : ar‎) waa xanuun uu keeno fayruska Chikungunya, qofka uu ku dhaco ayaa calaamad...

Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay maleeshiyaad khawaarij ah

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka si geesinimo leh u fashiliyey weerar naf la caari ah oo ay Khawaarijtu kusoo qaadeen deegaanno ka tirsan...

Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada

0
Ra’iisul wasaaraha Dalka Kanada Mark Carney ayaa sheegay in diidmada Israa’iil ee gargaarka bini’aadanimada Gaza ay tahay xadgudub kahor imaanaya sharciga caalamiga ah. Hadalada Carney...

Qatar Charity oo sheegtay in ay sii wadeyso kaalmada la siiyo barakacayaasha Soomaaliya

0
Hay’adda kaalmada Qatar Charity (QC) oo gacan ka helaya dadka dalkaasi  ayaa deeq raashin ah u qeybisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah oo ku...

Switzerland oo shaacisay in ay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay’adda Socdaalka

0
Dowladda Switzerland ayaa shaacisay inay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, iyadoo wafdi ka socda Soomaaliya ay iminka ku suganyihiin...

Wasiiradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiis kala saxeexday

0
Istanbul:-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Türkiga, Mudane Yaşar Güler, ayaa maanta magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiiska wax-ka-beddelka...

Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka

0
Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Diignaha hore, iyo Xalka. Horudhac. Isbeddelka cimilada waa caqabad dhab ah oo si toos ah u taabanaysa Soomaaliya. Waa dal wali kasoo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay horumarinta iyo qalabeynta ciidanka badda

0
Ankara- Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee XDS, Jeneraal Cabduwahaab Cumar oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa...