Wararka

Wasiir Alcadaala oo qaabilay lataliye sare oo ka socda safaaradda Mareykanka

0
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Wasiirka, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...

Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay madaxda ururka Bangiyada dalka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi imaan Cige ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa uu kulan muhiim ah kula yeeshay Masuuliyiinta Ururka Bangiyada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

0
𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 29 𝑱𝒖𝒍𝒚 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...

Wasiirka Beeraha XFS oo oo kulan la qaatay Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay xafiiska Xoghayaha Fulinta ee Urur...

Wasiir Biixi oo Muqdisho ka furay shir Madaxeedka hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed

0
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Xildhibaan Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay, shir Madaxeedka shanaad ee hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed. Shirweynahan waxaa diirada...

Xuska maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga oo Muqdisho lagu qabtay

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee...

Dowladda oo dib u soo celinaysa Somali Airlines

0
Dowladda Soomaaliya ayaa soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320, kuwaas oo lagu bilaabayo mashruuca dib u soo celinta Soomaali Airlines, waxaana...

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qaybgalay shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee OIC

0
Dooxa: Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo Isniin ah hadal ka jeediyay shirka heer wasiir ee kooxda...

“Soomaaliya waxay xal u noqon kartaa cuno yarida” madaxweyne Xasan Sheekh

0
Addis Ababa: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta Horumarka Nidaamyada Cuntada ee Qaramada Midoobey (UN Food Systems...

Wasaaradda isgaarsiinta oo hawlgalgalisay adeegii Boostada muddo dheer ka dib

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda XFS Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga daahfuray dib-u-howlgelinta adeegga Boostada dalka. Munaasabadda furitaanka adeegga boostada...