Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee dalka oo shir uga qaybgalaya Koofur Afrika
Cape Town: Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax-dhiggay waddo interlock oo laga hirgelinaayo waaxda Saqaawadiin ee Degmada...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika u...
Hawlgal khasaare culus lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay Hiiraan
Howlgal culus oo Khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare Xooggan ayaa xalay ka dhacay gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Tardo.
Howlgalka ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in kaalmo samafal la gaarsiinayo gobolka Gedo
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, ayaa faray ciidanka ka tallaabay xuduudda...
Soomaaliya iyo Kuwait oo kala saxiixday heshiisyo oo kor u qaadaya xiriirka diblomaasiyadeed
Kuwait: Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait ayaa maanta oo talaado ah...
Wasiirka Isgaarsiinta oo qaabilay danjiraha Shiinaha
Wasiirka wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Maxamed Aadan Macallim ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo is Diiwaangeliyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta isaka diiwaan-geliyey goobta diiwaan-gelinta codbixiyayaasha ee Degmada Warta-Nabadda ayaa ku ammaanay Guddiga Doorashooyinka Qaranka...
Guddoomiye Muungaab oo qaabilay James Swan
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud...
Habkee u shaqeysaa xarunta soo dhoweynta iyo daryeelka dadka dalka ku soo laabanaya?
Ku-xigeenka Xoghayaha 2-aad ee Safaaradda Sweden, David Kollberg, iyo Madaxa Isku-xirka Yurub ee arrimaha dadka soo laabanaya (EURLO), Marwo Vanda Dahlbom, ayaa booqday xarunta...










