Wararka

Ciidanka NISA oo soo bandhigay xubno katirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay dowladda

0
Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur kusoo bandhigay afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Khawaarijta,...

Ciidanka Xoogga oo howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Gobolka Shabeellada Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cumar Beerre iyo deegaannada ku hareereysan oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo lagu...

Danjiraha JFS ee Shiinaha oo laga guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, H.E. Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa maanta magaalada Tokyo ugu gudbisay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo...

Madaxda Gobolka Minnesota oo Abaalmarinaya halyeeyada Soomaaliyeed

0
Minneapolis: Hayโ€™adda(VOS) ee fadhigeedu uu yahay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, 15-kii sanno ee ugu dambeeyey ka shaqeyneysay horumarinta iyo gacansiinta bulshada ayaa dabayaaqada...

Raโ€™iisul wasaare Xamsa oo furay Barnaamijka isla-xisaabtanka Xukuumadda DanQaran

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay isla xisaabtanka iyo qiimeynta waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha Xukuumadda DanQaran muddadii ay...

Xarunta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo si casri ah loo dhisayo

0
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali oo ay weheliso Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dahabo Suusoow ayaa waxa ay kormeer ku...

Xildhibaanada D/gobolleedka Waqooyi bari oo la dhaariyay

0
Waxaa magaalada Laascaanood Shahaadada Xildhibaannimo lagu guddoonsiiyay Xubanaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Intaasi ka dib, Ku Simaha Guddoomiyaha Maxkmadda Sare Waqooyi Bari...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD), oo ka duulaya xog sirdoon iyo raad-joogis dheer, ayaa xalay howlgal qorsheysan ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa...

Shirweynaha wadatashiga qaran ee tababaridda khubarada fidinta xanaanada xoolaha oo la daahfuray

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Maxamed Saneey Dalmar, ayaa Maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirweynaha wadatashiga qaran...